Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulcasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baaritaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan August 2019 lagu dilay beer kutaala duleeka Magaalada Baydhabo. Guddigan ayaa ka kooban Wasiiro, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka, waxa ayna guddigan si qoto dheer u baari doonaan dilkii duleedka Baydhabo … Continue reading Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)